Maxamuud Yuusuf Culusow waa arday dhigta Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamcadda Umadda Soomaaliyeed, magaalada Muqdisho, wuxuuna ku biiray, kadib 27 sano kadib markii loo aqabalay kulliyadaasi.

Qisadan Cajiibka ah ayaa ku saabsan arday uu dagaalkii sokeeye ku dhacay isagoo ku baasay imtixaankii Jaamacadda Umadda ee sanadkii 1990-kii, laakiin wargeyskii loogu aqbalay gelidda Jaamacadda ayuu heystay mudadaasi, isagoo markii uu la tegay jaamacadda oo dib loo furay laga aqbalay.

HOOS KA DAAWO QISADA MAXAMUUD CULUSOW  EE BBC