Waxaa maanta ka socota magaalada Muqdisho xafladda dib u furista xarunta hagista diyaaradaha hawada Soomaaliya.

Xafladda oo ay ku sugan yihiin madax badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, maamullada dalka iyo marti sharaf fara badan ayaa ka socta xarunta la daah furayo oo ku dhex taalla garoonka diyaaradaha Muqdisho.